Madaxweyne Deni oo la shiray odayaal dhaqameedyo taageersan Axmed Madoobe (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan is-xogwaraysi ah kula qaatay caasimadda KMG ee Kismaayo Isimada, Nabadoonada iyo Wax-garadka Jubbaland ee taageersan Axmed Madoobe. Kulanka ayaa waxaa Madaxweyne Deni ku wehelinaayey Madaxweynihii hore ee Puntland Sanator Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole), Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi, masuuliyiin ka tirsan Baarlamaanka iyo … Continue reading Madaxweyne Deni oo la shiray odayaal dhaqameedyo taageersan Axmed Madoobe (Sawirro)